Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DAAWO: Sheekh ATAM oo Muqdisho ka dhoofay iyo Xasan Daahir oo…

buy Extra Super Tadadel online purchase tadalafil, buy zithromax online. , Zoloft reviews.

Sheekh Maxamed Saciid Atam oo kamid ahaa Horjoogayaashii ka goostay Kooxda Al-shabaab, Una qaabilsanaa Deegaanada Puntland ayaa magangalyo ka helay Dowlada Qadar oo saaxiib la ah Dowlada Somalia, Waxaana intii uu ka bixin magaalada Muqdisho lala yeeshay Waraysi.
nolvadex buy online, buy dapoxetine.

Dhinaca kale waxaa Warbixinta uu ka diyaariyey Tv-ga Universal Lagu sheegay, inay Dawlada Soomaaliya Weli Xabsiga ku hayso Xasan Daahir Aways oo Sanadii 2013-ka laga soo qabtay magaalada cadaado, Waxaana la sheegay inuu diiday Shuruudihii ay dawladu ku xidhay Si Xoriyadiisa uu u helo.

xasan-daahir

You must be logged in to post a comment Login