Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DAAWO: Shir heer qaran ah oo looga hadlayay nabadgelyada iyo tayeynta booliska oo Kismaayo ka furmay


Shirkan oo ay ka qeybgalayaan masuuliyiinta wasaaradaha amniga heer qaran ilaa heer dowlad goboleed, saraakiil ka socotay laamaha ammaanka dalka iyo AMISOM,A� ayaa maanta ka furmay magaalada Kismaayo.

Shirkan oo intii uu socday diiradda lagu saarayay arimo ku saabsan nabadgelyada guud ee dalka, iskaashiga laamaha ammaanka dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada iyo weliba sidii loo tayeyn lahaa ciidamada booliska Soomaaliyeed.

Shirka markii uu soo idlaaday waxaa warbaahinta uga warbixiyay wasiirka amniga Jubaland Mudane C/rashiid Xasan Cabdi Nuur.

Halkan ka daawo:A�

You must be logged in to post a comment Login