Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo Shir jaraa’id oo ku saabsan dhibtada Muungaab uu ku hayo Soomaalida.

Waxa bargi magaalada London shir jaraaid ku qabtay Dr Xuseen Cali Nuur oo kamid ah jaaliyada Soomalida dagan London.
Dr Xuseen Cali Nuur wuxuu sheegay in loo bahan yahay in wax laga qabto dhgibaata ay wadaan madaxda dowlada federaalka ee Soomaaliya.

You must be logged in to post a comment Login