Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo Shirki Jaraa’id Ee ku Shaaciyay ZAKARIYE Ismaaciil Xirsi Inuu Al shabaab isaga baxay isla markaana Nabadda Qaatay Iyo Dowlada Oo So Dhaweysay

Zakariya Ismaaciil Xirsi oo kasoo goostay Xarakada Al-shabaab, iskuna dhiibay bishii lasoo dhaafay ee Decemer 2014-kii, ciidamada dowladda Soomaaliya ee ku sugan gobolka Gedo ayaa maanta magaalada Muqdisho ka sheegay inuu qaatay nabadda.

Shir Jaraa’id oo uu qabtay Zakriya Ismaaciil ayaa ku sheegay inuu ahaa xubin ka tirsan Al-shabaab oo aan xilal kala duwan u soo qabtay. Waxaanan rabaa inaan ka hadlo arrimo kala duwan oo muddo soo jiitamayay oo uu ALLE (SW) maanta I waafajiyay.

Ujeeddooyinkii ururka Al-shabaab uu ku billowday oo ahaa kuwo dad badan ay niyad ay u muujiyeen niyad wanaag soona jiitay. Haddana nasiib-darro waxaa dhacday in waddadaas ay majaro-habaabiyeen shaqsiyaad dano gaar ah oo gurracan watay, fara-galin iyo aragti shisheeyana aysan ka marnayn. Cialis Super Active without prescription, buy clomid online.

 

You must be logged in to post a comment Login