Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
buy Brand Viagra online, buy Malegra online, dapoxetine online. zithromax online.
Degmada Kuunyo-barow ee gobolka Sh/hoose oo ka mid ah degaanada ay gacanta ku hayaan Al-shabaab ayaa saaka si weyn looga dabaaldegay munaasabada Ciidul-fitriga.
Boqolaal dadweyne ah oo isugu jira rag iyo dumar ayaa isugu yimid barxad ku taala degmadaas halkaasoo salaada ciida ay kula tukadeen saraakiil ka tirsan Al-shabaab.
Shacabka halkaas isugu soo baxay ayaa waxaa wejiyadooda ka muuqatay farxad, iyagoo soo lebistay dhar kala jaad ah oo aad u qurxoon.
Masuuliyiin ka tirsan Al-Shabaab ayaa la hadlay daweynihii goobta kula tukaday kuwaasoo u hambalyeeyey shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan Muslimiinta caalamka, munaasabada Ciidul-fitriga awgeed.
Viagra Super Active buy online, clomid reviews.
You must be logged in to post a comment Login