Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DAAWO : Sidee u Furmay maanta Shirwaynaha Khaatumo3 & Damaashaad

Waxaa haatan Si rasmi ah oo maanta oo taariikhdu tahay 08-06-2014 ka furmay Geedka barde khaatumo ee magaalada Taariikhiga ah ee Taleex Shirwaynaha Khaatumo3 kaasi oo lagu dhisayo maamul rasmiya.

Magaalada taleex ayaa waxaa soo gaadhay gelinkii hore ee Saaka Wafdi Balaadhan oo ay hogaaminayeen Dr Cali Ciise Cabdi iyo Garaad Abshir Saalax.

Wafdigaan ayaa soo dhowayn kadib waxay soo Gaadheen Geedka Barde Khaatumo, Waxaana Si rasmiya loo Furay Shirwaynaha Khaatumo 3 oo dhowr Jeer dhib udhacay.

Maxamed Yusuuf Jaamac Idhosheel Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo ayaa Ku dhowaaaqay inuu Furan yahay shirwaynaha Khaatumo3, waxaana sidoo kale bar bar socday Damaashaad iyo Farxad balaadhan oo ka muuqata dhamaan dadka ku sugan goobta.

Geedka Barde Khatumo waxaa haatan ku sugan Ergyooyinkii Beelaha Deeaganada SSC, Madax dhaqmeed, Golaga Fulinta ee G10,  Masuuliyiinta maamulka Khatumo, Qurbajoog iyo Wufuud kala gedisan kuwasai oo dhamaantood  ka qayb gelaya Shirwaynaha Khaatumo 3.

Sawirqaade : C/casiis Aadan Jaamac – 

1IMG_2228IMG_2232IMG_2233 order Viagra Super Active online cheap, buy dapoxetine online. IMG_2238IMG_2241IMG_2243IMG_2254IMG_2258IMG_2261IMG_2263IMG_2264IMG_2265IMG_2268IMG_2270IMG_2272IMG_2274IMG_2278IMG_2285IMG_2286IMG_2291


Shabakada Warsidaha Somalimedia.co.uk Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Soomaliya iyo Caalamka

info@somalimedia.co.uk

You must be logged in to post a comment Login