Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo siyaasiga hirgalay oo ay ka soo muuqdeen Axmed Madoobe & Maxamed Sh Cusmaan Jawaari

Waxaan akhristayaasheena sharafta leh halkan idnku soo gudbineynaa qeyb kamid barnaamijka Faaliyaha Qaranka oo qosol iyo xiiso badan.

Qeybtaasi ayaa ah Sayaasiga hirgalay iayada oo ay ka soo muuqdeen hogaamiyaha maamulka Juba & gudoomiyaha gobolka baarlamaanka dowlada federaaka ee Soomaliya .

Axmed Madoodo iyo Maxamed Sh Cusmaan Jawaari ayaa halkaasi ku soo bandhigay heeso cajiib badan oo qosol leh.

Hadabo adiga ayaa qosol ka dhargi doone hoos ka daawo.


You must be logged in to post a comment Login