Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo “Somaliland Isaaq Kuma Filna, HABAR GIDIR Baa Dawlad Noqon Lahayd” Nin dadka ka yaabiyay.

Shacabka Ku Dhaqan Magaalada Boorama ee Xarunta Gobolka Awdal Ayaa Sheegay Inaysan Marnaba Taageersanayn Fikriada Maamulka Siilaanyo ee la baxay Somalialand.

Waxay Sheegeen In Beesha Gedobiirsay iyo Beesha Isaaq Ay ku Heshiiyeen In Lays Dhex Maro, Laakiin Aan Lagu Heshiin In Shaadti Dawladeed laysu Gashado.

“Somaliland Wax Jira Maaha, Hadii Isaaq oo Dhan Isu Tago, Waligii Aqoonsi Heli Maayaan, Soomaaliya Mid, Somaliland Habar Jeclo Kuma Filna oo Keliya”

Dhinaca kale Qaar Kamida Shacabka Ayaa Sheegay “Hadii Ay Beeli Dawlad Noqonayso In Habar Gidir Ay Noqon Lahayd Dawlad, Waxayna ka Hadleen Arimo Dhowr Ah.

You must be logged in to post a comment Login