Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo Somaliland oo laga aqoonsaday magaalada Sheffield ee dalka UK

Guul weyn ayaa u soo hooyatay shacabka Somaliland kadib markii laga aqoonsaday magaalda Sheffield oo ka mid ah magaalooyinka ugu waaweyn ee dalkan Britain

Magalada Sheffield aya noqoneyso magaaladii ug horeysay ee aqoonsi buuxa siso Somailand.

You must be logged in to post a comment Login