Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo Soomaalida ku nool galbeedka magaalada London oo ku jira sidi ay ku dhisan lahayen xarun dhexe oo u gaar ah.

Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool xafada Hounslow ee galbeedka magaalada London ayaa bilaabay olale balaaran oo ay ku doonaaya sidii ay ugu dhisan lahaayeen xarun dhexe oo u gaar si ay u noqdaan sida kaaliayada kale ee ku nool magaalada London ee xarunta dalkan UK.
Hadabo hoos ka daawo olalaha ay wadaahn ururka Hounslow Somali Community.

You must be logged in to post a comment Login