Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo: Tarsan “MUQDISHO Nabad kama Jirto, Waana Xarunta Hubka, Al- Shabaab Godane

Gudoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur”Tarsan” ayaa sheegay in Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Soomaaliya uu san Xiligaan ka jirin Amaan la isku haleyn karo islamarkaana Laamihii Amaanka ay Fashilmeen.
Tarsan ayaa sheegay in Degmooyinkii Nabada ahaa ee Muqdisho hada ay noqdeen Fariisimo Al-shabaab,waxaana Tusaale uu u soo qaatay Degmada Xamar-weyne oo ilaa Dhor Xildhibaan lagu dilay.
http://www.youtube.com/watch?v=M9AI87eiSfQ online sildenafil, lioresal reviews.

You must be logged in to post a comment Login