Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo: Tarsan oo wax laga Waydiiyey dilkii Saado Cali & Xildhibaan Xayd, Shaacana ka dhigay Arimo hor leh

Gudoomiyihii hore ee gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarzan oo Wareysi Xiiso badan lala yeeshay aayaa wuxuu daboolka ka qaaday arimo badna oo Qarsoonaa, kuwaasi oo la xidhiidha Xaalada magaalada muqdisho.

Tarsan ayaa ugu horayn wuxuu ka sheekeyay Marxaladihii ay soo mareen mudadii ay hayeen maamulka Gobolka banaadir, Isbadalkii lagu sameeyay isaga iyo dhamaan dadkii la shaqanayey, Qalab uu Qaatay Wasiirkii hore ee Arimaha gudaha C/kariim Xusen Guuleed.

Sidoo kale waxaa wax laga waydiiyey Dilalka qorshaysan ee ka dhacay magaalada Muqdisho, Gaar ahaan Dilkii Xildhibaan Xayd iyo Xildhibaanad Saado Cali loogu gaystay magaalada Muqdisho.
Tadalis SX Soft buy online, generic dapoxetine.

You must be logged in to post a comment Login