Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Tartankan oo ahaa mid aad u xiiso badan ayaa ka dhacay masaajidka weyn ee Cusmaan Bin Cafaan ee magaalada Baraawe waxaana ka soo qeyb galay, walaidiin, qeybaha kala duwan ee bulshada iyo masuuliyiinta maamulka Islaamiga ah ee Sh/hoose waxaana uu socday mudo laba maalmood ah iyadoo maanta halkaasi lagu soo gaban gabeeyay, waxaana ardayda kala duwan ee ka qeyb galayay ay ku tartamayeen heerarka kala duwan ee 30-ka jzu, 20-juz iyo 10-ka juz.
Munaasabadda xafladda loogu sameynayo ardaydan ku guuleysatay tartankan ayaa dhowaan loogu sameyn doonaa isla magaalada Baraawe Xafdlad heer sare ah.
You must be logged in to post a comment Login