Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo Tartan xiiso badan oo loo qabtay Fardaha ku dhaqan deegaanka XUDUN

Waxaa deegaanka Xudun ee gobolka sool iyo qaybo badan oo kamida deegaanada ku Xeeran wali kasii muuqda Raadkii Fardaha oo caan ay ku ahaayeen deegaanadu.

Waxaa muuqaal kooban lagu muujiyey Tartan xiiso badan oo loo qabtay fardaha ku dhaqan deegaankaasi, sidoo kale waxaa lagu soo bandhigay Awoodii iyo Tiriadii fardihii horey deegaanka ugu dhaqnaa, gaar ahaana kuwii ay wateen xoogagii daraawiishta oo dagaal kala hortagay gumaystihii kusoo duuley dalka.

Shabakada Warsidaha Somalimedia.co.uk Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Soomaliya iyo Caalamka

info@somalimedia.co.uk

Cialis Black online, generic lioresal.  

You must be logged in to post a comment Login