Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo Video: Cali Maxamed Geedi oo jawaab yaab leh siiyay nin ka codsaday in la kala gooyo Soomaaliya

Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya Pro: Cali Maxamed Geedi ayaa si Ba’an ugu jawaabay Nin sheegay inuu kasoo jeedo maamulka Somaliland, Aabihiina usoo Halgamay magaca Soomaaliyeed, isaguna hada ku Qanacsan inuu umada Soomaaliyeed kala Gooyo.

Ninkaan oo lagu magacaabo Suldaan Cawil Cabdulaahi Xayd ayaa Pro Geedi oo Kulan loogu qabtay Dalka Finland kasoo dhex muuqday, Wuxuuna Sheegay inuu halkaasi uyimid inay dadka Soomaaliyeed ka aqabalaan Fikerka madhalayska ah ee in Dalka Soomaaliya la kala qaybiyo.

Geedi ayaa wuxuu sheegay in Dawladii dhexe ee Soomaaliya aysan Ridin Jabhad keli ah, ee Dadka Soomaaliyeed oo dhan ay wada Rideen, oo Jabhaduhu ay dalka wada galeen, Wuxuu sheegay inaan Cid Soomaaliyeed oo aan wax kasoo Gaadhin aysan jirin, Wuxuuna sheegay inuusan Aqoonin wax la yidhaahdo LAND, intuu nool yahayna aanu Aqbali karin in Dalka soomaaliya la kala qaybiy
https://www.youtube.com/watch?v=08PtMrgxoUQ Female Cialis without prescription, purchase lioresal.

You must be logged in to post a comment Login