Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo Video : Dibiyadii Spain haday heshiiyeen maxaa Somalida helay?

Dadka Somaliyeed oo tiradooda ay aad uga badan tahay dhulka iyo kheyraadka uu alle ku maneystay ayaa hadana midba midka kale uu ka feejigan yahay uuna isleeyahay armaa lagu qiyaami rabaa.

Hadii dibiyadii Spain ee dagaalami jiray Heshiiyeen maxaa helay Somalida oo ay usii kala socdaan halkii ay iyaguna heshiin lahaayeen.

Halkaan hoose ka daawo Muuqaalka Kooxda Fanaaniinta Qeylo dhaan ka sameeyeen heshiiska dhexmaray Dibyada Spain

You must be logged in to post a comment Login