Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo Video: Fadeexo Hor leh Gabdho Soomaaliyeed oo Si Toos ah u dhaliilaya Ragga Qurbaha jooga kana doorbiday Ragga Ajaanibta Wareysi yaab leh

Gabdho Soomaaliyeed oo ku nool dalka Ingiriiska islamnarkaana guursaday rag Ajaanib Muslim ah ayaa dhaliilay ragga Soomaaliyeed ee Qurba joogta, waxaana ay ka doorbideen ragga Ajaanibta ee Muslimiinta ahi.

Gabdhahan oo marti u ahaa barnaamijka doorka haweenka ee ka baxa Taleefashinka Caalamiga ah ee SomaliChannel ayaa sheegay in Ragga Soomaaliyeed ee Qurba joogta ah aysan daryeelin gandhaha Soomaaliyeed ee ay guursadaan, iyagoona ku fura caruur amaba dayac kaga tagaan.
clomid no rx, clomid reviews.

You must be logged in to post a comment Login