Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DAAWO VIDEO: Madaxwayne Prof: Cali Khaliif oo magacaabay Wasiiro, Hadalkii Gudoomiye Maxamud & Garaad jaamac

nolvadex for cheap, purchase Zoloft.
Madaxwaynaha maamulka khaatumo Dr: Cali Khaliif Galaydh ayaa dhowaan Magacaabay Golaha Wasiirada Maamulka Ka Khaatumo, Sidoo kalana waxaa la filayaa Inuu soo dhamaystiro qaybaha kale ee ka dhiman maamulka.

HALKAN KA DAAWO VIDEO
Madaxwayne Galaydh ayaa wuxuu mid mid ugu dhowaaqay Wasiirada Cusub ee uu magacaabay, Kadib Munaasibad Lagu Qabtay Duleedka magaalada Saaxdheer, Waxaan siwayn usoo dhoweeyay Qaybaha kala duwan ee Bulshada ku sugnaa goobtaasi.

Gudoomiyaha Baarlamaanka maamulka khaatumo Mudane Maxamuud Sheekh Cumar Xasan ayaa wuxuu dar daaran Ujeediyey Wasiirada Cusub ee la magacaabay, Wuxuuna alle ug baryey inuu la garab galo howsha adag ee Hortaala.

Ugu danbayntii ayaa waxaa hadalka soo xidhay Garaadka Guud ee Beelaha SSC garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac, Wuxuuna sheegay inay ku Faraxsan yihiin dawlada ay dhisteen Bulshada khaatumo ayna garab taagan yihiin, Wuxuu sidoo kale Garaadka sheegay in Hadii macalaa loo baahdo ay geli doonaan Isimadu Jiida dagaalka.

You must be logged in to post a comment Login