Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DAAWO Video: Wasiirkii Gaashaandhiga Somaaliya oo aan waxba qarin, Ciidanka Somaliya waa Qabiil, Dagaalkii Kismaayo

Wasiirkii hore ee gaashaandhiga dawlada soomaliya oo haatan kusugan dalka maraykanka ayaa waraysi uu bixiyey wuxuu Banaanka kusoo dhigay arimo badan oo qarsoonaa.

Wasiirka ayaa ugu horayn wax laga waydiiyey ciidamada dawlada soomaliya, Wuxuuna sheegay inay ubadan yihiin Beelaha Muqdisho, sidoo kalana waxaa la waydiiyey sababta ciidamo looga keeniyey waayey gobolada kale ee soomaliya.

Wasiir Fiqi oo horay loogu eedeeyay inuu qayb ka ahaa dagaaladii iyo colaadii ka dhacday ksimaayo ayaa waxaa si qotodheer looga waraystay wixii halkaasi ka dhacay iyo inuu qayb ka ahaa hor istaagii Jubbaland.

Wuxuu sheegay Inuusan taageerin Barre Hiiraale, Sidoo kalana waxuu ka sheekeeyay Sarkaal ka tirsanaa Ciidankii Raaskambooni oo uu  sii daayey kadibna aroortii hadana dagaalka ku dhintay iyo Arimo kale.


buy neurontin, buy dapoxetine.

Shabakada Warsidaha Somalimedia.co.uk Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Soomaliya iyo Caalamka

info@somalimedia.co.uk

You must be logged in to post a comment Login