Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DAAWO VIDEO: Yaa Muranka geliyay Badda Soomaaliya..?

buy depakote Kamagra Gold without prescription, Zoloft reviews. , buy clomid.

Iyadoo ay maanta dacwadii Badda ka bilaabaneyso maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda Adduunka ayaa la is weydiinayaa cidda muranka gelisay.

Dacwadda Kenya ayaa salka ku heysa heshiis ay dowladii KMG ahayd ee Soomaaliya la gashay Kenya oo is afgarad ahaa, waxayna ku dhegan tahay inaan dacwadda lagu qaadin Maxkamadda adduunka ee si wadahadal ah lagu xaliyo.

Heshiiska is-afgaradka ahaa (MOU) oo ay kala saxiixdeen dowladaha Soomaaliya iyo Kenya, heshiiskaas oo loo aaneynayo inuu jidka u furay inay muran gasho lahaanshaha Badda Soomaaliyeed qeybta xuduudka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya. Heshiiskaasi waxaa saxiixay Soomaaliya C/raxmaan C/shakuur Warsame oo xilligaasi ayaa wasiirka qorsheynta dowladdii KMG ahayd.

buy Kamagra Flavored online, acquire Zoloft. RIIX HALKAN: DAAWO MUUQAALKA

C/raxmaan C/shakuur ayaa heshiiskaasi uu saxiixay kadib waxaa dusha loo saaray inuu Baddii Soomaaliyeed u saxiixay Kenya, iyadoo la huwiyay magacyo kala duwan, laakiin wuxuu isaguna sheegay inuu ahaa wasiir oo amar dowladeed uu saxiixaasi ku galay, isla markaana uu amray Cumar C/rashiid. Baarlamaankii Soomaaliya ee xilligaasi uu laalay heshiiska ay kala saxiixdeen Soomaaliya iyo Kenya.

Mar kale wuxuu sheegay inuu ahaa go’aan xukuumadda iyo mas’uuliyad wadareed aan isaga loo raacan karin.

Markii ugu dambeysayna wuxuu arrinta soo geliyay Madaxweynihii hore Sheekh Shariif Sheekh Axmed, waxaana muuqata inay ka hari la’ dahay arrintan oo saxiixii heshiiskaasi uu noqday mid daba socda.

 

https://www.youtube.com/watch?v=erpkbzbs2To

You must be logged in to post a comment Login