Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DAAWO: Warbixin Kale oo Murugo leh & Xog ay bixiyeen Tahriibaayaashii badbaaday

order dapoxetine buy Viagra Gold, zoloft for sale, generic Zoloft. zithromax reviews. , order lioresal.

Wareysi cusub oo ay bixiyeen dadkii saarnaa doonidii ku degtay Badda ayaa ka sheekeyaya xaaalado muraga badan oo ay kala kulmeen dadkii asxabtooda oo iyagoo ku jira nolol tii ugu xumeyd kasoo dhaqaajiyey.

2-Wiil & gabar ka mid ahaa dadka soo badbaaday ayaa si muraga leh uga sheekeenaya asxaabta ay liqday badda ka dib markii rogantahay doonidii la saaray iyagoo badda bartan keeda kujira.

Gabar Saarnayd doonta ayaa sheegtay in doontu ay ka dhaqaaqday dad badan oo la badbaadin karayey Dhamaantood ayaa waxaa kasoo qubatay ilmada Marka ay xasuusteen Murugadii & dhibkii ay soo mareen.

 

You must be logged in to post a comment Login