Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo warbixin sir ah oo laga helay madaxyooyada maamulka Somaliland… (maxay tahay warbixintaasi).

Xamse Siyaad Aw Cabdi oo la dhashay la taliyaha Madaxweyne Axmed Siilaanyo ee dhinaca dhalinyarada Najax Siyaad Aw Cabdi ayaa markii ugu horeeysay la helay codkiisa isagoo ka qeybgalaya dood Madaxtooyadda Somaliland u qabatay dhalinyarada beesha Isaaq taas oo looga dooday Arimo badan oo Xasaasiya.
Xamse Siyaad Aw Abdi wuxuu ku nool yahay dalka Ingiriiska gaar ahaan Magaalada Notinham wuxuu Ka Shifay Sir Badan, Hadaba Nala Dhegayso Codka Laga Duubay Iyo waxyaabaha uu Ka Hadlay.

cod-sir-ah

You must be logged in to post a comment Login