Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo wasiir ka tirsan Somaliland oo soo bandhigay doonyo yaryar hanjabaana u soo diray Dowladda Soomaaliya

 

 Dowlada Soomaaliya, ayaa markii ugu horeysay mudo 25 sano ah waxa ay ku guuleestay in ay keensato diyaarad casri ah oo ilaaliso xeebaha dalka Soomaaliya, Waxaana sidoo kale arintaan ay dhabar jab ku tahay Maraakiibtii Sida sharci darada ah uga Kalluumaysan Jiray Guud ahaanba Xeebaha Somaaliya.

buy neurontin, buy dapoxetine.

Wasiirka Kaluumeysiga iyo Kheyraadka Bada Maxamuud Calow Barre, ayaa sheegay in Xakuumada Soomaaliya, ay mudo wado dadaal ay ku dooneysay in ay ku ilaaliso xeebaheeda si ay ugu hartagto jariifka ba’an oo ay xeebaha ku hayaan Maraakiibta Shisheeyaha ah ee ka soo shiraacanayo xeebaha Jaziirada Sychelles.

Dhinaca kale Wasiirka Arrimaha Gudaha maamulka Somaliland ayaa sheegay inay isku diyaareen dagaal dhanka Xeebta ah oo ay ku Qaadaan Markab ay soo dirtay dawlada Soomaaliya kaasi ku sugan Xeebta Magaalada Laasqoray, Wuxuuna soo bandhigay Dhowr Laash oo lagu xidhay Qoryo fudfud.

You must be logged in to post a comment Login