Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo: Wiilkii Soomaaliga ahaa ee Taayerkii Dayaaradda raacey oo markii ugu horeysey TV-yadda ka soo muuqdey, sheegeyna…

Iyadoo Dunida ay kadhacaan Dhacdooyin siweyn looga yaabo ayaa wiil lagu magacaabo Yaxye Cabdi oo dunida kaga yaabsaday tallaabadii uu ku dhaqaaqay ee naftiisa uu ku haligay, ayaa markii ugu horeysay ka hadlay sababtii ku kalliftay in uu ku dhuunto lugta dayuurad safar Shan saac ku bixisay California to Hawaii.

Yahye Abdi oo wareysi siiyay TV-ga CBS San Francisco isagoo sheegay in uu doonayay in uu helo Hooyadiis, oo mudo uusan arkin, isla markaana uusan jecleysan in uu la noolaado Eedadiis Aabahiis qabo.

order Kamagra Soft online cheap, online Zoloft.

You must be logged in to post a comment Login