Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
buy Tadalis SX Soft online cheap, order lioresal.
Halkan Ka Dhegeyso:Suldaan Cismaan Suldaan Cali Madar Oo Ka Warbixiyay Xaaladihii U Danbeeyey Ee Deegaanadii Dhawaan Xasuuqu Ka Dhacay Iyo Aragtidiisa Salaadiin Iyo Cuqaal U Tagey Ina Iley-ga Jigjiga
Hargeysa-(SLL)-Suldaan Cismaan Suldaan Cali Madar oo ah suldaanka guud ee beesha Habar-yoonis ayaa waraysi gaar ah oo uu maanta siiyay shabakadda Ramaasnews waxa uu kaga hadlay arimo badan oo ay kamid yihiin xaaladihii u danbeeyey ee deegaanadii degmada gaashaamo ee dhawaan xasuuqu ka dhacay, aragtidiisa salaadiin iyo cuqaal dhawaan u tagay Ina iley iyo shirwayne ay dhawaan qabsanayaan beelaha Garxajis.
You must be logged in to post a comment Login