Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Waxaa magadala Odense ee dalka Denmarka lagu qabtay xaflad balaaran oo lagu taageeraayay hogamiyaha cusub ee mamulka Puntland Cabdi wali Gaas.
Wxaa munaasabadasi ka so qeybgalay inta badan jaaliyada Puntland ee ku nool magaaladaasi iyada oo halkaasi ay qudbado ka jediyen dadkii ka soo qeybgalay munaasabadaasi.
Hadabo warbixintaani oo faahfaahsan halkan hoose ka daawo.
You must be logged in to post a comment Login