Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Waxaan akhristayaasheena sharafta leh halkaan idinku soo gudbineynaa muuqaal qurux badan oo aan ka soo qaadnay xafladii lagu soo dhaweynayay madaxda Dowlaad Federaalka ee Soomaaliya. Waxaa xafladaani lagu qabtay Hotelka ay madaxda Soomaaliya ka daganaayen magaalada Brussels hotelkaasi oo lagu magacaabo The Hotel.
Waa ka soo qeybgalay dadweyne farabadan oo ka kala yimid qaarada Europe iyo gobolada kale ee dalka Belguim.
Hadabo halkaan hoose ka daawo sida ay xafladaasi u dhacday
You must be logged in to post a comment Login