DAAWO; Xildhibaanada Hirshabeelle oo dood adag ka yeeshay canshuur dhaaf loo sameynayo Kaniisadaha

Filed under: Wararka |

buy Gold Vigra, cheap Zoloft.

Xildhibaanada Baarlamaanka Hirsabeelle ayaa ka dooday Miizaaniyad sanadeedka maamulkaasi oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Maaliyadda Maamulkaasi.

Miizaaniyada oo la marsiinayo Akhrinta iyo ka doodista Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa muran adag wuxuu ka yimid canshuur dhaaf loo sameeynayo waxay ugu yeereen kaniisadaha.

Mid ka mid ah Xildhibaanada Hirshabeelle oo madasha ka hadlay ayaa Yiria�? Kaniisadaha iyo qaabka loo tilmaamay waa dhib na heysto,waana Arrin la rabo in naloo jaangooyo haddii aan fahmi weynanan waa Qatar imaaneysa,berina waxaan noqoneynaa dad System qalad ah gacan u taagay meeshaasi waxa nagu soo noqonaayo.

Halkaan Hoose Ka Daawo Muuqaalka;-

Silfar no rx, cheap Zoloft.

Posted by on February 12, 2018. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can skip to the end and leave a response. Pinging is currently not allowed.
[youtube https://www.youtube.com/watch?v=KOQ34B1Nfes&w=468&h=60]

Leave a Reply