Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo:dilal ka dhacay …..

Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool ayaa 24 Saac ee ugu dambeeyay waxaa ka dhacay Dilal kala duwan, iyadoona Rayid & Mid kamid ah Booliskaba la dilay.
laascaanoLabada Dil ee dhacay ayaa Ciidamada Boolisku Sheegeen inay Gacanta ku dhigeen dadkii gaystay, iyagoona aan Cadayan Sababta Dadkaasi loo laynayo.
Laascaano ayaa waxaa ka Jira Kacdoon Shacabku ay uga soo Horjeedaan Maamulka Soomaaliland, iyadoona Intabadan Magakaadaasi ay ka dhacaan Falal Amaanka lidi ku ah kuwaas oo Soomaaliland ay sheegto inay wax ka qabanayso.

You must be logged in to post a comment Login