Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo:Madaxweynaha Kenya oo kaarto Cusub Shabaab isaga Celinaayo Una Maraayo Ramadaanka

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa Hoggaamiyeyaasha Muslimiinta dalka Kenya xalay kula afuray magaalada Kakamega ee dalka Kenya, isagoo khudbad dardaaran ah u jeediyay.

Uhuru Kenyatta oo u soo lebistay qaabka Muslimiinta isagoo soo xertay khamiis, koofiyad cad iyo cimaamad gaduudan oo sanad walba bisha Ramadaan marka uu la kulmayo Muslimiinta soo xerto ayaa wuxuu sheegay in dowladdiisa aysan bartilmaameedsaneyn dadka Muslimiinta ah, isla markaana tixgelin u hayso dowladda Kenya.

cardura no rx, zithromax reviews.

You must be logged in to post a comment Login