Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo:Mid kamid ah Tv-yada Soomaaliya oo Qur’aan kufuray Tartan Heeso Xul ah

TV-ga Horn Cable ee ku hadla Af-ka Soomaaliga, Ayaa ihaaneystay Quraanka Kariimka ah ka dib markii ay Aayado Quraan ah ku fureen Xaflad tartan heeseed ah, oo ay u qabteen dhalinyaro ku nool Magaalaa Hargeysa.Falkan uu ku kacay TV-gan ,Ayaa ah wax aad looga carooda Islamarkaana loo canbaareeyo waayo waa gaf iyo ihaano in Aayado Quraan ah lagu furo heeso iyo wax la mida ah.

buy Kamagra Chewable, buy Zoloft online.

TV-gan waa Horn Cable, ayaa galay labo danbi oo waa weyn oo u baahan in ay ka towbad keenaan, Islamarkaana ay raali gelin ka bixiyaan Maxaa yeelay waxa ay u gafeen marka hore Quraanka Kariimka ah ka dib markii ay ku fureen xaflad lagu heesaayey,Waa marka labaad, Waxa ay fududeeyeen fal ku xun Diinta Islaamka, Islamarkaana fasaadinayo dhalinyaradii Soomaaliyeed.

You must be logged in to post a comment Login