Dab Xoogan oo Caawa ka kacay Suuqa Bakaaraha & Xog laga helayo..

Filed under: Wararka |

Wararka haatan kusoo dhacaya Warqabadkeena ayaa sheegaya in dab aad u xooggan uu goor dhow ka kacay qeybo ka mid ah suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho oo ah suuqa ugu weyn ganacsiga Somalia.

Goob joogayaal ayaa sheegaya in dabku uu ka bilowday qeybta harqaamada iyo meelo kale oo ku dhow goobihii uu baabi’iyey dabkii todobaadyo ka hor qabsaday isla suuqan.

Dadweyne fara badan oo ganacsi ku leh Suuqa iyo gaadiidka dab demiska ayaa halkaas ku sii cararaya, waxaana aad u kacsan xaalada Suuqa.

Posted by on April 20, 2017. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can skip to the end and leave a response. Pinging is currently not allowed.
[youtube https://www.youtube.com/watch?v=KOQ34B1Nfes&w=468&h=60]

Leave a Reply