Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dagaal beelaha Reer Diini iyo Cayr ku dhex maray duledka Degmadda………..

Cialis Jelly no rx, zithromax without prescription.

Sida uu ku soo waramayo Wariyaha Wakaaladda Wararka K24 ee Gobalka Galgaduud waxaa Duuleedka Degmadda Balanbale ka dhacay dagaal xoogan oo dhaxeeya Beelaha reer Diini iyo Cayr.

Waxaa uu Wariyuhu intaa ku darayaa in Dagaal uu ka dhashey xoolo ay labadda beelood ay kala dhaceen iyadoona ay tiradda dadka ku geeriyoodey ay gaareyso ilamaa 8 ruux oo labadda dhinacba ah.

Waxaa sidoo kale weli goobtii uu dagaalku ka dhacay isku hor fadhiya labadii beelood ee Dagaalamey waxaan mar walba laga filaan karaa in uu dagaal halkaasi ka qarxo.

Dirarta u dhaxeysa labadaan beelood ee ood wadaagta ah ayaa ah mid soo noqnoqtey lama oga in Dagaalku uu noqon doono mid intan ka balaaran doono.

You must be logged in to post a comment Login