Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dagaal Culus oo ka dhacay Gobolka Gedo & Meydad lagu Arkay Halkaasi

Viagra Jelly for sale, purchase zithromax. Kamagra Polo without prescription, order dapoxetine.

buy periactin, generic lioresal.

Dagaalkaan oo ahaa mid Xoogan oo la isku adeegsaday Hubka kala duwan ayaa waxa uu maanta ka dhacay Gobolka Gedo iyadoo Caawa Xaaladu tahay mid deggan.

Ciidanka Dawlada Soomaaliya ayaa lasoo sheegayaa inay weerar ku qaadeen Fariisin Ciidanka AL Shabaab ku lahaayeen Deegaanka Reezo oo 40km Ujirta Degmada Buur dhuubo.

Taliyaha Saldhiga Booliska Degmada Buur dhuubo Cusmaan Nuux Xaaji ayaa sheegay inay Al Shabaab ka dileen Seddex Dagaalyahan tiro kalena ay ka dhaawaceen.

Waxa uu sheegay in weerarka iyaga ay qaadeen maadama ay ka war heleen in Shabaabku ay wadeen qorshe ay duulaan ugu soo qaadi rabaan.

Ilaa hadda ma jirto wax war ah oo kasoo baxay dhinaca Al Shabaab oo dagaalkaasi looga hadlayo.

You must be logged in to post a comment Login