Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dagaal Culus oo Kasocda Bartamaha Soomaaliya kana bilowday Arin Soomaali kagudubtay

zoloft for sale, generic Zoloft. Dagaal-Bay-Bakool-Galgaduud-Gedo-Jubbooyinka4-310x165Wararka ka imaanaya Gobolka Galgaduud Ee Bartamaha Dalka Somalia ayaa waxaa ay ku waramayaan in Saaka xili Hore Dagaal ka qarxay Degaanka dhanka Koofureed kaga beegan Magaalada Dhuusa Mareeb Ee Gobolka Galgaduud Halkaa oo ay ku dagaalamayaan Beelo Degaanka wada daga in kastoo la soo sheegayo in Al shabaab ay Qayb ka Yihiin Dagaalka.

Dagaalkaan oo salka ku haya Gacan ku haynta Ceel Biyood ay dadka Reer Miyiga ah Biyaha ka cabaan ayaa bilowday Saaka Abaarihii 7:00 Subaxnimo iyadoo ilaa hada Khasaaraha ka dhashay la soo sheegayo in dhimashadu ay gaareyso ilaa 3 Ruux oo dhinacyadii Dagaalamay ah iyadoo dhaawacyana ay jiraan.

Wararka ayaa sheegaya in Ciidan badan oo wata gaadiidka Dagaalka oo al shabaab ka tirsan ay soo Gaareen Degaanada dagaalku ka socdo oo lagu kala Magacaabo Junsar iyo Labidulle oo qiyaastii 25 KM dhanka Koofureed kaga beegan Degaanka Ceel dheere Ee Gobolka Galgaduud al shabaab ayaa dagaalka ku biiray kuwaa oo la saftay dhinac ka mid ah dhinacyada dagaalamayay waxaana ay ku sheegeen dhinac kale in ay Ahlu sunna yihiin waa sida ay warbaahinta u sheegeen Odayaal dhaqameed Degaanka ku sugan,

Abaabul iyo Hub aruursi ayaa lagu soo waramayaa in uu ka socdo magaalooyinka Dhuusa Mareeb Guriceel iyo Ceel garas halkaa oo ay kala dagaan Beelaha Dagaalamaya walina ma jirto cid isku dayday in ay kala dhex gasho maleyshiyada dagaalameysa

You must be logged in to post a comment Login