Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dagaal ka bilaawday Degaanka Lamabar 50, Gobolka Sh.Hoose

Sublingual Viagra buy online, acquire Zoloft.

images (1)Lamabr-Konton (Garoowenews Online)—Dagaalkan oo ka dhacay Degaanka Saniini oo 7 KM u jira Lambar 50 ayaa waxuu u dhaxeeyay Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo Dagaal yahano ka tirsan Ururka Al Shabaab.Dagaalkan ayaa waxuu ka dambeeyay kadib markii Al Shabaab ay Weerar ku soo qaadeen Saldhiga Ciidamada Dowladda Soomaaliya ee Degaanka Saniini oo 7 KM u jirta Magaalada Lambar 50 ee Gobolka Sh.Hoose.Inkastoo Dagaalka uu ahaa mid Culus hadan waxaa ilaa iyo hada aan la shaacin Qasaaraha Nafeed iyo midka dhaawac ee soo kala gaaray Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Al Shabaab.

Sikastaba, Degaano ka tirsan Gobolka Sh,Hoose ayaa waxaa ka dhaca Dagaal kaa oo u dhaxeeyay Beelaha Habar Gidir iyo Biyo Maal kuwaa oo isku haya arimo badan iyadoona Dowladad aysan wax xal ah ka gaarin Dagaaladaasi.

You must be logged in to post a comment Login