Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dagaal ka dhacay Kaxda ee Muqdisho..

Ugu yaraan Labo Askari oo ka mid ah Milatariga Soomaaliya ayaaA� la xaqiijiyay in ay dhinteen halka mid kalena uu dhaawac soo gaaray kaddib markii Ciidamada Booliska iyo kuwa Milatariga dagaallameen.
zoloft tablets buy, generic dapoxetine.

Dagaalka ayaa ka dhacay Degmada Kaxda ee Magaalada Muqdisho,waxaana uu dhacay barqanimadii maanta,iyada oo Ciidamada Booliska ah ay weerar ku qaadeen bar Koontarool oo ay kuwa Milattariga Isbaaro u taallay.

Ciidamada Booliska ah ee weerarka geystay ayaa ka socda qeybta Booliska Gobolka Banaadir,waxaana dalbaday Guddoomiyaha Degmada Kaxda Maxamed Ismaaciil Cabdullahi.

Ciidamada la weeraray ee Milatariga ayaa markii hore goobta loo geeyay in ay ka hortagaan burcad dadka iyo Gaadiidka ku dhici jiray agagaarka MCH-ka Degmada Kaxda,waxaana ay iyaga lacago ka qaadayeen kaliya Gaadiidka Iska rogayaasha ama Carro geddiska loo yaqaan.

zoloft no rx, order lioresal. Cialis Professional buy online, generic zithromax.
Qaar ka mid ah Dadka degaanka ayaa sheegay in Ciidamada Booliska ee weerarka qaaday ay hadda ku suganyihiin halkii lagu dagaallamay. nolvadex tablets buy, dapoxetine online.

You must be logged in to post a comment Login