Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dagaal ka dhacay Shabeelada Hoose

Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo Ururka Al Shabaab ayaa Xalay waxuu Dagaal ku dhexmaray Degaanka Leego ee Gobolka Sh.Hoose.

Goobjooge ayaa sheegay in Dagaalkan uu ka dambeeyay kadib markii Al Shabaab ay Weerar ku qaadeen Saldhiga Ciidamada Dowladda ee Degaanka Leego.

Dagaalkan ayaa waxaa ku dhintay sida la sheegay ku dhawaad 3 Ruux oo lagu kala tilmaamay Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Al Shabaab.

Majiro hadalo ka soo kala baxay Saraakiisha Dowladda Soomaaliya iyo kuwa al Shabaab kaa oo ku aadan Dagaalkii Xalay ka dhacay Degaanka Leego ee Gobolka Sh.Hoose buy Viagra Super Active, cheap clomid.

You must be logged in to post a comment Login