Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dagaal ka socda G/gaduud

Warar goor dhaw soo dhacay ayaa waxay sheegayaan in dagaal xoogan uu hadda ka socdo deegaanka Ceel la helay ee gobolka G/gaduud.

Dagaalka ayaa waxa uu yimid markii ciidamada Al shabaab ee laga qabsaday deegaankaasi shalay ay weerar xoogan ku qaadeen ciidamada AMISOM ee ka socda Itoobiya iyo ciidanka xoogga dalka.

Wararkii ugu dambeeyey ee naga soo gaaraya deegaankaasi ayaa waxay sheegayaan in madaafiic xoogan ay ridayaan ciidamada Itoobiya,lamana oga khasaaraha ka dhashay dagaalka oo weli socda awgiis.

You must be logged in to post a comment Login