Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dagaal Khasaaro geystay oo ka dhacay Maanta Magaalada Muqdisho

order sildenafil, lioresal online. Cialis soft FRUIT online, generic Zoloft order Kamagra Chewable online cheap, zithromax reviews. .

Waxaa maanta dagaal uu ku dhexmaray Magaalada Muqdisho ciidan kawada tirsan Dawlada Federaalka Soomaaliya waxaana dagaalka ka dhashay Khasaaro kala duwan.

Inta la og yahay Hal Askari ayaa dhintay Labo kalena waa ay dhaawacmeen kadib markii ciidankaasi oo ka kala tirsan Booliska iyo Nabad Sugida Soomaaliya ay isku xabadeeyeen Isgoyska Lambar Afar Ee Muqdisho.

Iskahorimaadka ayaa ka dambeeyey kadib markii ciidanka NISA oo howlgal ku jiray ay meeshaasi damceen in xoog ku maraan Ciidankii Booliska ahaa sidaana ay isku rasaaseeyeen.

Israsaaseynta ayaa ka dhacday Lambar Afar dhinaca Wadada Aada Garoonka Diyaaradaha Muqdisho oo NISA ay Bar koontarool oo baaritaan ah ay ku leeyihiin.

Ma ahan  markii ugu horeysay oo ciidan kawada tirsan Dawlada Soomaaliya ay ku dagaalamaan Muqdisho.

You must be logged in to post a comment Login