Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dagaalku yuna noqon Dir iyo Hawiye

dagaalkadagaalkaWaxaan ku dhashay tuulada Bulomareer ee ku taala wadada isku xirta marka iyo Barawe 1960.Cimrigeyga waxaan ku dhameystay farxad iyo nabad aan ku haystay deegaankaan.Caruurtaydi iyo caruurtooduba waxay ku koreen gobolkaan iyo gobolka Banadir oo aanan melena u dhaafin.
Inta aan caqliyeystay gobolkaan waa la wada degana oo lama kala lahayn dhulkaan,waxaan ka ahayn qof walba beertisa iyo guriisa.
Aniga iyo awoladidu waxaan ka soo kala jeedna labada qabiil ee hadda ku dagaalamaya gobolkaan.
Waxaan u sheegaya raga isu habar wacanaya in ay joojiyaan dagaalka oo loo daganaaado sidi hore loogu dagana dhulkaan.
Canab Sh. Bulomareer

You must be logged in to post a comment Login