Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dagaallo Culus oo ka dhacay Buula Barde iyo Ciidamada Al Shabaab oo gudaha ugalay

order Extra Super Tadadel online, acquire zithromax.
 

Wararka ka imaanay gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaallo culus ay ka dhaceen degmada Buula Barde oo ay ku suganyihiin ciidanka  Jabuuti.Dagaalka ayaa yimid kadib markii ciidamada Al Shabaab dhowr jiho ka weerareen saldhigyada ciidamada Jabuuti iyo kuwa dowladda Federaalka.Dadka deegaanka ayaa sheegay in ay maqlayeen daryanka rasaasta iyo madaafiic ay labada dhinac isweydaarsanayeen.

ilo wareedyo ayaa sheegaya in ciidamada Al shabaab  oo wata gaadiidka dagaalka ay gudaha ugaleen bariga Buula Barde halkaasi oo dagaallo saacado badan qaatay ay ka dhaceen.

Wararka ayaa intaasi ku daraya in dagaalka ka hor madaafiic lagu garaacay saldhigyada ciidamada Jabuuti illaa iyo hadda lama oga khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dagaalkii cuslaa ee Buula Barde ka dahcay.

You must be logged in to post a comment Login