Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Danjire Annadif oo is casilay iyo sababaha keenay oo uu sheegay

Muqdisho (SomaliMedia Online) – War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in uu casilay wakiilka Midowga Africa u qaabilsan Soomaaliya Danjire Mohamed Salah Annadif.

buy zoloft online cheap, acquire Zoloft.

Is casilaadiisa ayuu ugudbiyay Annadiif ururka Midowga Afrika sidda ay noo sheegeen ilo xog ogaal ah waana laga aqbalay

Wuxuu iscasiladiisa ku tilmaamay mid ku saleesan culeys uu kula kulmay waddamada dariska in kastoo uusan magac dhabin dalna.

Ma uusan sheegin nooca culeeska uu kala kulmay dalalka deriska la ah Soomaaliya, sida Kenya, Ethiopia iyo Jabuuti.

Si kastaba waxaan shaki ku jirin in dalalkaasi, gaar ahaan Kenya iyo Ethiopia ay faro-gelin xooggan ku hayaan arrimaha dalka Soomaaliya.

Maalinta berri ah ayaa la filayaa in uu saxaafadda uga faah-faahiyo sababta uu isku casilay

Wararka SomaliMedia

Xafiiska Muqdisho

info@somalimedia.co.uk

You must be logged in to post a comment Login