Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dawladda Dalka Britain Oo Go’aamisey In Laga Tarxiilo Dalkaasi Wiil La Dhashay Mo Farax Oo Ay Walaalo Yihiin Loona Tarxiilo Dalka Soomaaliya

Kamagra Soft no rx, dapoxetine without prescription.

buying clomid online, zithromax without prescription.

Dawladda Dalka Britain Oo Go’aamisey In Laga Tarxiilo Dalkaasi Wiil La Dhashay Mo Farax Oo Ay Walaalo Yihiin Loona Tarxiilo Dalka Soomaaliya

London-(SLL)-Wiil la dhashay Orodyahanka caanka ah ee Maxmed Faarax oo lagu magacaabo Axmed Faarax ayaa dawladda dalka Britain go’aamisey in laga tarxiilo dalka Britain, loona  musaafuriyo dalka Soomaaliya, isagoo ka cabsi qaba in la dilo, hadii si khasab ah dib loogu celiyo.

Ahmed Farah oo 27 sano jir ah ayaa Britain la geeyay isagoo 2 sano jir ah, isagoo walaalkii Mo Farah uu xilligaas ahaa 8 jir.

Wiilkan ayaa dhowaan dhameystay xabsi afar sano iyo badh uu ku jiray, kadib markii la xukumay, waxaa lagu eedeeyay weerar mindi loo adeegsaday oo xilli hore isaga iyo koox kale ay u geysteen nin kale.

Mo Farah-walaalki

Ahmed Farah ayaa u sheegay Jariirada Sunday Mirror inay khatar tahay in xilligan dib ugu laabto Soomaaliya, waxaa uu sheegay inuu ka cabsi qabo in noloshiisa ay ku dhamaato dhimasho, isagoo xusay in aanu dareemeyn wax rajo ah.

Dowladda Britain ayaa sharciyada u yaala waxaa ka mid ah dadka ajnabiga ah ee dambiyada ka gala dalkeeda marka ay dhameystaan xukunka laga musaafuriyo dalka, si aysan dhibaatooyin kale u geysan.

Walaalkii Mo Faarax ayaan illaa hadda ka hadal masaafuriska loo qoondeeyey walaalkii Axmed Faarax.

You must be logged in to post a comment Login