Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dawladda Niger Oo Sheegtey In 34 Tahriibayaal Ah Maydkooda Ay Ka Heshey Saxaraha Dalkaasi

Kamagra no rx, clomid online.

buying clomid online, zithromax without prescription.

Dawladda Niger Oo Sheegtey In 34 Tahriibayaal Ah Maydkooda Ay Ka Heshey Saxaraha Dalkaasi

Niger-(SLL)-Sawirro lagu soo daabacey barta ALJAZEERA ayaa lagu sheegay in xukuumadda  Niger ayaa sheegtay in afar iyo soddon qof oo tahriibyeyaal ah oo 20 ka mid ah ay caruur yihiin  maydkooda laga helay lama degaanka saxaraha,halkaas oo ay ugu dhinteen harraad iyo gaajo.

Wasiirka arimaha gudaha ee dalkaasi Niger ayaa qoraal uu soo saarey ku xaqiijiyey in ay dadkaasi dhinteen dhammaantood,qoraalka ayaa u dhignaa sidan.

“Thirty-four people, including five men, nine women and 20 children died trying to cross the desert,” a statement from the ministry read.

File: Hostile conditions mean only a fraction of those who die trying to cross the area are ever found [Akintunde Akinleye/Reuters]

Penegra without prescription, lioresal without prescription.

Dadkan ayaa geeriyoodey dhammaantood,kaddib markii dadkii tahriibinayey ee mukhallisiinta ahaa ay ka baxsadeen,waxaana ay dadkan oo rayid u badnaa ay dhammaantood u geeriyoodeen harraad iyo gaajo.dadkan muhaajiriinta ah ayaa doonayey inay gaadhaan dalka Aljeeriya,iyaga oo doonayey inay uga sii gudbaan dalalka Yurub.

source.ALJAZEERANWES.COM

http://www.aljazeera.com/news/2016/06/dozens-refugees-dead-niger-desert-160616042040734.html

You must be logged in to post a comment Login