Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dawo Muugaab oo xafiiskiisa ku qaabilay dad dhulal isku heesta

Guddoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa Muqdisho, mudane Xasan Xuseen Muungaab ayaa maanta oo Isniin ah xafiiskiisa ku qaabilay qaar ka mid ah dadweynaha ku nool magaalada Muqdisho.

Dadkan oo isugu jiray dhammaan bulshada qeybaheeda kala duwan ayaa guddoomiyaha gobalka ahna duqa Muqdisho kala hadlay dacwadaha dhulalka la xiriira.

Geedka Abuurku Cunay ayaa waxa uu yahay mid hooskiisa lagu casuumay dadka marka ay la kulmayaan Gudoomiye Muungaab.

Aboor1

tamoxifen, order Zoloft. Aboor4

Aboor3

Aboor2

Aboor5

You must be logged in to post a comment Login