Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dayaarado hareeyay Al shabaab

Penegra no rx buy Viagra Professional, Brand Viagra buy online, lioresal reviews. buy Zoloft. , cheap lioresal. Wararka ka imaanaya Koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in diyaarado dagaal ay dul heehaabayaan goob la sheegay inuu shir uga socdo Saraakiil katirsan Ururka Al Shabaab.

Diyaaradahaan ayaa loo maleenayaa inay Dawlada Kenya leedahay ayaa manta lagu arkay Hawada Magaalada Bu’aale ee Gobolka Jubada Dhexe.

Shabaabka ayaana xubnahooda sar sare waxa la sheegay in shir uu uga socday magaaladaasi,mana jirin duqeyn dhacday ilaa xilligaan.

Dadka deggan Bu’aale ayaa xitaa xog badan hadey hayaan aysan warbaahinta la wadaagi Karin cabsi ay ka qabaan Al Shabaab.

You must be logged in to post a comment Login