Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DEG DEG : Ajaanib badan oo B/badeed Xoog looga Furtay

Wararka Naga soo gaaraya Gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan in Ciidamo katirsan Galmudug ay Xoog Kusoo furteen 11 qof oo Ajaanib ahaa kuwaasi oo gacanta ugu jiray Kooxaha Burcad Badeeda Somalida.

buy doxycycline online, buy zithromax online.

Ajaanibtaan ayaa waxa lagu doonayey in lacago Madax furasho laga siiyo inkastoo Burcad Badeedu ay ku guul dareysatay inay madax furasho helaan oo Xoog ayaa looga soo furtay.

Dadkaan Xoogga Ciidanka Galmudug kusoo Furteen ayaa waxay ukala dhaseen Wadamada India,Pakistaan iyo Bangaladesh.

Mas’uuliyiin katirsan Maamulka Galmudug ayaa Wariyeyaasha iskugu yeeray kuwaasi oo doonaya inay warbaahinta sharaxaad ka siiyaan oo ay usoo bandhigaan Ajaanibta ay soo furteen.

You must be logged in to post a comment Login