Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DEG DEG: Ajaaniib dhaawac ah oo lageeyay Isbitaalka Kismaayo

Viagra Professional for sale, online Zoloft. order Cialis Jelly online, purchase zithromax.

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in Isbitaalka Magaaladaasi la dhigay Shan Bad-maax oo u dhashay Jaziiradda Komoros kuwaas oo qaba dhaawacyo kala duwan.

Badmaaxeyaasha ayaa la sheegay in ay la qalimantay Doon ay saarnaayeen,meel u dhaw Xeebta Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose.

Agaasimaha Guud ee Isbitaalka Magaalada Kismaayo ayaa noo xaqiijiyay in Badmaaxiyaasha ay u dhasheen Wadanka Komoros islamarkaana lagu daweynayo Isbitaalka Magaalada Kismaayo.

Jubbaland weli Faah-faahin kama bixin Badmaaxiyiinta la dhigay Dhaawacooda Isbitaalka Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose.

You must be logged in to post a comment Login