Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DEG DEG: Al Shabaab iyo Hub lagu qabtay Muqdisho

Howlgallo ballaaran oo laga sameeyay Xaafado ka tirsan Degmada Yaaqshiid ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu soo qab qabtay Dagaal yahano ka tirsan Ururka Al Shabaab Iyadoona sidoo kale Ciidamada DFS ay gacanta ku dhigeen Hub kala duwan.

Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlgallo kala duwan ay maanta ka sameeyeen waxaa ay ku soo qab qabteen Dhalinyaro ka mid ah Al Shabaab iyo Hub kuwaasi oo laga qabtay gudaha Degmada Yaaqshiid.

Guddoomiyaha Degmada Yaaqshiid oo la hadlay Idaacad ku taala Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in howlgallada maanta lagu beegsaday Dagaal yahano ka tirsan Al Shabaab Isagoona sidoo kale tilmaamay in ay la wareegeen Hub uu sheegay in lagu dhibaateyn jiray amaanka Degmadiisa.

Waxaa ugu dambeyn, Degaano iyo Degmooyin ka tirsan Gobolka Banaadir ka socda Howlgallo dhanka amaanka maadaama Al Shabaab ay wacad ku mareen in ay beegsadan doonaan Xubnaha Dowladda Soomaaliya iyo Xumahada Qaramada Midoobay iyo kuwa AMISOM ee Magaalada Muqdisho Kamagra Flavored for sale, acquire zithromax.

You must be logged in to post a comment Login